Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo weeraradii ugu badnaa la beegsaday Ukrain
    Somalia

    Ruushka oo weeraradii ugu badnaa la beegsaday Ukrain

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruushka,ayaa Ukraine la beegsaday mowjado kale oo duqeymo ah, maalin kadib markii mid ka mid ah weerarradiisii ​​ugu weynaa ee dhanka cirka ah u uku qaaday Ukraine digniinaha duullaanka hawada ayaa la soo saaray subaxnimadii talaadada, iyadoo kormeerayaasha Ukraine ay ogaadeen in diyaaradaha Ruushka ay ridayaan gantaallada hawada sare.

    Waxaa sidoo kale la soo sheegay weeraro badan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

    Ciidamada difaaca Cirka ee Ukraine,ayaa sheegay in dalka oo dhan uu halis ugu jiro in lagusoo weeraro hubka ballistic-ga.

    Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka,ayaa lagu sheegay in Hubka riddada dheer ee cirka iyo badda ku saleysan loo adeegsaday duqeynta xarumaha korontada iyo kaabayaasha la xiriira ee guud ahaanba Ukraine, oo ay ku jiraan Kyiv, Lviv iyo Gobollada Kharkiv iyo Odesa.

    Ugu yaraan Lix Qof,ayaa ku dhintay habeenimadii Axadda ilaa Isniinta Tobaneeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen iyadoo in ka badan kala bar gobollada Ukraine lagu weeraray Diyaarado iyo Gantaallo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.