Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»RW Abiy miyuu ka laabtay heshiiskii uu la galay SL?
    Somalia

    RW Abiy miyuu ka laabtay heshiiskii uu la galay SL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Madaxweyne Ruto iyo Ra’isulWasaare Abiy,waxay hoosta ka xariiqeen baahida loo qabo in la ilaaliyo Nabadda,Amniga iyo xasilloonida Qaaradda oo lagama maarmaan u ah kobaca dhaqaalaha iyo horumarka,sidaas awgeed,waxay cadaynayaan in ay aqoonsan yihiin,ixtiraamayaan oo ay dhawrayaan Madax-bannaanida iyo Wadajirka dhuleed ee Dowladaha”

    “President Ruto and Prime Minister Abiy underscored the need to maintain peace, security and stability within the continent as a necessary condition for economic growth and development in accordance with universal aspirations. Accordingly, they affirmed to recognise, respect and uphold the sovereignty and territorial integrity of States, and to reject unconstitutional changes of government as well as interference in domestic political processes of African countries by external interests,”

    Waa mid ka mid ah Qodobada kasoo baxay Warmurtiyeedka kulanka hogaamiyayaasha Kenya iyo Itoobiya.

    Waa Qodob dul istaagaya xadgudubka Itoobiya ku samaysay Madaxbanaanida iyo Gobanimada Dhuleed ee Somaliya.

    Inkastoo uusan xoog badnayn hadana,wuxuu Waji gabax ku yahay Itoobiya oo la gashay heshiis isfahan SL oo ah DG Somaliyed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.