Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saadaal hordahac ah Wasiirada cusub Ee Puntland?
    Somalia

    Saadaal hordahac ah Wasiirada cusub Ee Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Beesha Sool iyo Cayn Afar Wasiir ayay helayaan.

    2.Beesha Sanaag iyo Haylaan,waxaa ku jira Wasiirada ay helayaan Qoorsheel oo ay ubadan tahay in uu noqdo Waxbarashada.

    3.Beesha Duqa Bosaso haysata,waxay ubadan tahay in ay hesho Wasaarada Maaliyada oo Siciid M.Raage laga dhigo.

    4.Beesha Garowe,waxaa dhici kartaa in ay hesho Sadex Wasaaradood oo Juxaa iyo Ina Faroole oo Warfaafinta la geeyo ay ku jiraan.

    5.Beesha Mudug iyo Burtinle,waxay ubadan tahay in ay helaan Laba Wasaaradood oo Maaliyadu ku jirto ama Sadex Wasaaradood oo aysan Maaliyadu ku jirin.

    6.Beesha MW kasoo jeedo Wasaaradooda,waxaa dhici karta Liibaan Muuse Boqor in loo dhiibo.

    7.Beesha Gudoomiyaha Gobolka Bari haysata,waxay heli doonaan Laba Wasaaradood oo buuxa,waxaana kala heli doona Cawlyahan iyo Bicidyahan.

    Juxaa,Dhabancad iyo Ninka jooga Wasiirka Beesha Cali Ibraahin,ayaa MW ku dhagan yahay in uu soo cesho,waxaase diidan Beelahooda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.