Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saamayn maku leeyahay Suuqayada Caalamka Dhimista wax soo saarka Saliida?
    Somalia

    Saamayn maku leeyahay Suuqayada Caalamka Dhimista wax soo saarka Saliida?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 5, 2023Updated:June 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadamada Saliida soo saara,ayaa ku heshiiyey in ay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha caalamka.

    Boqortooyada Sacuudiga,ayaa sheegay in ay dhimi doonto Hal Milyan oo Fuusto maalintii (bpd) bisha Luulyo.

    Opec+,ayaa sheegtay in bartilmaameedka hoos u dhaca uu gaari doono 1.4 Milyan bpd dheeraad ah laga bilaabo 2024.

    Opec+,ayaa ku dhawaad ​​40% ka ah Saliida ceyriinka ah ee Aduunka go’aamadeeduna waxay saameyn weyn ku yeeshaan qiimaha Shidaalka ee Caalamka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.