Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saamaynta Dollar-ka Ee Caalamka miyay sii hoobanaysaa?
    Somalia

    Saamaynta Dollar-ka Ee Caalamka miyay sii hoobanaysaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dollarku malluminayo saamayntiisa caalamka sababahan awgood…

    1.Sicirka Saliidda caalamka,waxay ku jaan go’an tahay Dollar-ka.

    2.Kaydka Lacageed ee Wadamada caalamku haystaan waa Dollar.

    3.Lacagta rasmiga ah ee wax lagu kala iibsado,layskuna hallayn karo waa Dollar.

    4.Swift iyo IBAN-ka Baananka caalamku ku shaqeeyaan waxay Gacanta ugu jiraan Maraykanka.

    5.Xarunta Ganacsiga Aduunka,Sanduukha Lacagta iyo Baanka Aduunka waxay ku yaallaan xarumahoodu Maraykanka.

    Labo Tirilyan oo dollar,ayaa lagu qiyaasaa in ay wareegayso,taasoo 40% ku wareegaysa Maraykanka dibadiisa.

    Majiro Waddan ama Midow leh Lacag usoo dhawaan karta Dollar-ka,waxaana macnaheedu hoos udhacay qiimihii Lacagta Yuro oo mar la saadaalinayay in ay loolan la geli karto Dollar-ka.

    Dowladaha 5-ta ah ee haatan abaabulaya ka madax banaanida Dollar-ka,kuma jiro hal Waddan oo Lacag la kaydsan karo leh.

    Hindiya iyo Ruushka oo ku heshiiyay in Rubbiga ay wax ku kala iibsadan,waxaa soo food saartay cakirnaan.

    Brazil,K.Afrika,Hindiya,Ruushka iyo Shiinaha,dadaalkoodu waa mid Masayr ku fadhiya.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.