Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sacuudiga oo Balaayiin Dollar Ku maalgashanaya Dekedda Casab Ee Eritrea
    Somalia

    Sacuudiga oo Balaayiin Dollar Ku maalgashanaya Dekedda Casab Ee Eritrea

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    By:-Cabdirisaaq Jubba.

    Sacuudi Carabiya ayaa Balaayiin Doollar Ku maalgashanaysa Dekedda Casab Ee dalka Eritrea,taasoo dhacda Badda Cas .

    Warar soo baxaya,ayaa sheegaya in Sacuudi Carabiya ay go’aansatay inay balaayiin dollar ku maalgeliso dekedda Casab ,

    Tallaabadan ayaa la socota Hiigsiga 2030-ka Dhaxal-sugaha Boqortooyada Maxamed Bin Salmaan, kaas oo ujeedkiisu yahay in la ballaariyo saameynta dhaqaale iyo istaraatiijiyadeed ee Sacuudiga uu ku leeyahay Afrika iyo gobolka Badda Cas.

    Lacagta ugu badan ee Maalgashiga sucuudigu,Wuxuu ku baxayaa in la casriyeeyo oo la balaariyo kaabayaasha dhaqaalaha ee dekeda Cassab.

    Sucuudiga dantiisu waa ay dhaafsiisan tahay kobcinta dhaqaalaha,Sidookale waa tallaabo istiraatijiyadeed juquraafiyeed oo dib u qeexi karta dhaq-dhaqaaqa awoodda Geeska Afrika oo ay caqabad ku noqon karto awoodda quwadaha shisheeye sida Shiinaha, Imaaraadka iyo Turkiga.

    Waxaa Talaabada Sucuudiga ka xanaaqay madaxda hogaamisa Imaaraatka carabta,Sababo aan la qeexin !

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.