Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sacuudiga oo ku guulaystay martigelinta Koobka Kubbada Cagta Aduunka
    Somalia

    Sacuudiga oo ku guulaystay martigelinta Koobka Kubbada Cagta Aduunka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    FIFA,ayaa hada kudhawaaqday in Sa’udi Arabia ku guulaysatay Koobka aduunka in lagu qabto 2034.

    Sida la sheegay dhaqaale xoogan ayay kubixisay Boqortooyadu in Koobka Aduunka lagu qabto Sacuudiga.

    Dalalka Carabta,ayaa tartan xoogan iyo xifaaltan ugu jira marti galinta Koobka Aduunka,iyagoo dhaqaale badan ku bixinaya FIFA iyo dalalka tartanka lagalay intaba.

    Wadamada Imaaraatka,Bahrayn iyo Kuwait,ayaa laga filayaa sidaas si lamida in dhaqaale badan ay ku bixiyaan.

    Koobka Aduunku hada ma’ahan sidii hore oo loomaba xiiseeyo si lamid ah waayadii hore.

    Tusaale macno wayn hada dunida uuguma fadhiyo oo ,Maraykan,Canada iyo Mexico
    oo ah Dalal waa weyn oo dhaqaale haysta,ayaa Hal Sanad qaybsanaya marti galinta Koobka Aduunka.

    Halka Sacuudiga iyo Qadar oo Dalal yar yar ahi dhaqaale iyo hanti badan kubixinayaan in Koobka Sduunka lagu qabto.

    Canada,Maraykan iyo Mexico oo ka mid ah Wadamada lagu qaban doono 2025 oo hada Sanad naga xigo lagamaba dareemayo Koobka Aduunku in uu ka dhacayo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.