Safaarada UK,waxay canbaaraysay Qaraxii weynaa ee lala eegtay Kolonyadii MW Xasan Shiikh.
Safaaradu,waxay Tacsi udirtay ehelada Dadkii ku naf waayay iyo kuwii ku dhaawacmay.
Waxay Safaaradu si cad usheegtay in ay garab taagan tahay DFS.
Qaraxii Maanta,waxa uu ahaa mid khatartiisa lahaa oo sigay Madaxweynaha DFS ee haysta Aqoonsiga Caalamiga ah.