Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirada BC oo ugu baaqay Xisbiyada SL in ay aqbalaan Natiijada
    Somalia

    Safiirada BC oo ugu baaqay Xisbiyada SL in ay aqbalaan Natiijada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirada Beesha Caalamka ee tagay Somaliland si ay uqiimeeyaan Doorashada halkaas ka dhacday,ayaa ku baaqay in dhamaan Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta SL ay aqbalaan Natiijada.

    Markaad leedahay nidaam Doorasho oo hufan iyo mudo xileed awooda si xasiloon loola kala wareego,isla markaana aad muujiso hogaamin qurxoon oo ka fog musuqa iyo eexda oo sameeya adeeg Bulsho,waa laguu soo istaagayaa.

    Doorashadan SL,waxay utahay wax weyn si kastooy dib ugu dhacday hadana in ay qabsoonto muhiim bay ahayd.

    Hadii Natiijada lawada aqbalo oo awoida si Nabad ah loola kala wareego,waxay noqon doontaa mid taariikhiya oo SL kor uqaada.

    Doorasho qurux badan oo xasiloon,ayaa udhacday SL.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/9S4MQ-nfq2n8m7Iv.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.