Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirka Sacuudiga u fadhiya UK oo sheegay in ay daneynayaan in la caadiyeeyo xiriirka kala dhaxeeya Israa’iil
    Somalia

    Safiirka Sacuudiga u fadhiya UK oo sheegay in ay daneynayaan in la caadiyeeyo xiriirka kala dhaxeeya Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Amiir Khalid bin Banda,ayaa sheegay in heshiisku soo dhowaa markii ay boqortooyadu hakisay wadahadaladii uu Maraykanku garwadeenka ka ahaa ka dib weeraradii dhimashada badnaa ee Xamaas ay ku qaaday Israa’iil 7-dii October.

    Sacuudi Carabiya,ayaa wali aaminsan in ay xiriir la sameysato Israa’iil in kasta oo Qasa uu ka jiro khasaare baaxad leh.

    Safiirka ayaa sidoo kale ka digay in ay jirto guul darro dhanka bini’aadantinimada ee Qasa, iyada oo beesha caalamku aysan ku filneyn joojinta dagaalka.

    Waxa uu sidoo kale sheegay in uu jeclaan lahaa in uu arko mowqifka UK oo dhex dhexaad ka ah xaaladda sida waddamada kalana ula dhaqanto Israa’iil.

    “Iska indha tirka arrinta Israa’iil waa dhibaato dhab ah,”Ayuu raaciyay.

    Sacuudi Carabiya waa hogaamiyaha wadamada Carabta iyo Islaamka. Weligeed si rasmi ah uma aqoonsan Israa’iil tan iyo markii la aasaasay 1948-kii, marka in heshiis caadi ah oo xidhiidhkooda lagu hagaajinayo uu dhaco waxa uu ka dhigan yahay horumar weyn oo u soo hoyday Israa’iil.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.