Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safiirka UK Ee Somaliya oo jeediyay hadal umuuqda mid SL siinaya aqoonsi
    Somalia

    Safiirka UK Ee Somaliya oo jeediyay hadal umuuqda mid SL siinaya aqoonsi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markii Turkiga lasoo geliyay Shidaalka Somaliya,ayaa la saadaaliyay in ay jiri doonaan caqabado hor leh oo ku yimaada Dowlad dhiska Somaliya.

    Midowga Yurub,UK iyo Dowlado Carbeed oo saamayn leh,si weyn ayay uga caroodeen talaabada DFS ee ay xirmooyinka Shidaal fasax ugu siisay Turkiga.

    Jawaabaha ka imaan kara Wadamadaas,waxaa ugu horeeya…

    1.Hagardaamaynta Midnimada Somaliya.

    2.Fashilim Dowlad dhiska iyo soo kabashada.

    3.Amniga oo sii luma.

    4.Garabsiinta Dowladaha Somaliya ay loolamaan.

    Tusaale la taaban karo,waxaa ah Shirkii Turkiga ee la fashiliyay.

    Xasan danta Qaran ma ilaalin ee tiisu raacday.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Safiirka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An_HBA0O3u3xEjaMzZ-TO67yJv_VOKg1OrYdXpkiPO_kGRisv0vL2Clvn_9t47ocoqZGD0F9WqEI7SMsrLvO6rXh.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.