Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saldhigii Atmis Ee Buulo-mareer oo Shabaab la wareegay
    Somalia

    Saldhigii Atmis Ee Buulo-mareer oo Shabaab la wareegay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeradii Ciidamada Atmis ee Buulo-mareer,waxaa qabsaday Shabaab.

    waxay ku dileen 130-Askar oo Ugandhays ah,waxayna ku dhaawaceen tiro intaa ka badan,sida ay sheegsyaan wararka Deegaanka laga helayo.

    Sidoo kale,waxaa jira Ciidamo Igandhays ah oo ay Nolol ku qabsadeen argagixisada Shabaab.

    Shabaab,waxay kaloo ku qabsadeen Xeradaas Hub fara badsn.

    Duqeymo ay fuliyeen Diyaaradaha Ciidanka Ugandha,waxaa ku dhintay Shacab gaaraya  Laba Qof,iyadoo mid kalana ku dhaawacmay.

    Ciidan Somaliya oo fadhoyay Buulo-mareer,ayay wararku sheegayaan in uusan soo gaarin khasaare oo ay iskaga Baxeen.

    Ciidanka Atmis war kama soo saarin weerarkaan lagu gaarsiiyay khasaaraha Lixaadka leh.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.