Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sanbalooshe iyo Balcad oo kusoo hungoobay Itoobiya
    Somalia

    Sanbalooshe iyo Balcad oo kusoo hungoobay Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Socdaalkii Itoobiya ee Balcad iyo Sanbalooshe,waa kusoo hungoobeen,waxa kaliya ee kasoo baxay,waa in Sanadka cusub Bisha 2-Aad Gudi kasii Shaqeeya heshiiskii Turkiga lawada sameeyo.

    Arimaha amaanka,wax badan islama aysan fahmin,waxaana lagu soo kala tagay aan sii wadno wada xaajoodka.

    Sarkaal Itoobiyaan ah,ayaa ii xaqiijiyay in kulankan kaliya ahaa muujin in wada hadal bilowday oo albaabada laysku furay oo Itoobiyaankuna markooda ay tagi doonaan Xamar.

    Itoobiyaanku xiriirkooda wada Shaqayneed ee Somaliland iyo Jubaland si caadiya,ayuu ugu sii soconayaa mana jiraan wax isbadalay ama isbadali doona,sida uu xaqiijiyay Saraalkaas.

    Labada Maamul ee SL iyo JL way ka masuulsan yihiin Maamulka Xamar oo looga kalsooni badan yahay markay timaado Beesha Caalamka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.