Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saraakiil sar-sare oo Daacish ka tirsan oo lagu dilay dukhaymihii Xalay ka dhacay Buuraha Bari Ee Puntland
    Somalia

    Saraakiil sar-sare oo Daacish ka tirsan oo lagu dilay dukhaymihii Xalay ka dhacay Buuraha Bari Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2023Updated:January 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Xubnood oo sar-sare,ayaa xalay lagu dilay Saqdii dhexe Dukhayn ka dhacday Aaga Degmooyinka Isku shuban iyo Balli dhidhin (Cali Miskad).

    Raga la laayay oo ajaanib ah,ayaa kala ah…

    1. Ibraahim Abuukar,oo ku dhashay Itoobiya, gaar ahaan Oromiyaa,kuna soo qaatay tababar dalka Yemen.
    2. .Abu-Saalax oo u dhashay dalka Liibiya, isla markaana tababar ku soo qaatay dalka Yemen.

    Labada Nin iyo 12-kale oo Xubno Daacish ah ee lagu dilay garaacista ,ayaa ka mid ahaa saraakiisha kooxda Daacish waxayna 6-bilood ka hor ka yimaadeen dalka Yemen,iyagoo tababar uwaday kooxda Daacish.

    Dukheyntan,ayaa socotay ilaa saaka waabarigii, mana ahan markii ugu horreysay oo dukheymo ka dhan ah Maleeshiyada Daacish ay ka dhacaan deegaannadaas, iyada oo sannadihii ugu dambeeyay ay Buuraleyda Gobolka Iskushuban iyo Galgala ay ka dhaceen weerarro dhinaca cirka ah oo ka dhan ah Daacish.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.