Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro: Diyaarado buufinaya Ayax ku habsaday Dhul daaqsimeedka iyo beeraha Puntland
    Somalia

    Sawirro: Diyaarado buufinaya Ayax ku habsaday Dhul daaqsimeedka iyo beeraha Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Dowladda Puntland, iyadoo adeegsanaysa Diyaaradaha qumaatiga u kaca oo Adeegsanaya dawada lagu caabiyo Ayaxa ayaa waxa ay gobolada kaladuwan ee Puntland ka wadaa Buufinta iyo caabinta Ayaxa waxaana ay diyaaradahani qayb ka yihiin dadaalka ay dawlada Puntland ugu jirto la tacaalida iyo la dagaalanka Ayaxa oo ku habsaday qaybo badan oo kamid ah gobolada Puntland.

    Diyaaradahan Holicoptarrada ah ayaa Buufinta iyo Caabinta Ayaxa maalmihii lasoo dhaafay ka sameeyey Deegaano hoostaga degmooyinka Garoowe, Gadobjiiraan, Taleex, Boocame iyo Qardho kuwaas oo horey uu dooxooyin iyo Dhulbeereedka deegaanadaas ugu habsaday Ayaxu, sidoo kalena Waxay wasaaraddu wadaa Dadal kusaabsan uruurinta xogaha iyo xaaladaha kaladuwan ee Ayaxa deegaanada kale ee aanan laga samayn howlgalkaan iyadoo dhamaan gobolada Puntland laga fulin doono buufinta Ayaxa ku habsaday.

    Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimiladu waxay dadaal wayn ugu jirtaa sidii loo caabin lahaa islamarkaasna loo hakin lahaa saamaynta Ayaxu uu ku hayo meelo badan oo kamid ah dhulka Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.