Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saxaafada Madaxbanaan oo qaadacday Dooda RW Xamse
    Somalia

    Saxaafada Madaxbanaan oo qaadacday Dooda RW Xamse

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warsaxaafadeed

    Talefishinada iyo Raadiyayaasha ku midaysan Golaha Warbaahinta Madaxa banaan waxay si buuxda u qaadaceen tabinta Dood uu marti ku yahay Ra’iisul-wasaare Xamse Cabdi Barre, taas oo ay soo abaabuleen koox ka shaqeysa xaafiiska Warfaafinta ee Ra’iisalwasaaraha.

    Golaha Warbaahinta Madaxa banaan ma tabin karo dood looga been sheegayo waaqiciga dhabta ah ee ka jira dalka, waana sababta ay hay’adaha sare ee dowladdu uga war-wareegayaan la kulanka Warbaahinta madaxa banaan.

    Ugu dambeyn,ma ahan markii ugu horaysay ee ay warbaahinta xorta ah ay go’aano mideysan ka qaataan baahinta doodaha aynu kor kusoo xusnay oo horay waxay u qaadaceen dood su’aalo lagu waydiinayey madaxweynaha oo uu xaafiiskiisa warfaafintu soo qaban qaabiyey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.