Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Senatorrada Aqalka Sare oo la horgeeyay sharciga doorashooyinka Qaranka
    Somalia

    Senatorrada Aqalka Sare oo la horgeeyay sharciga doorashooyinka Qaranka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Senatorrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la horgeyay sharciga doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay marsiiyeen aqrinta koowaad.

    Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Federaalka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa labo todobaad kahor u magacaabay guddi senatorro ah oo ka koobnaa todoba xubnood sharciga doorashooyinka Qaranka, oo dood iyo muran badan ka taagan yahay.

    Guddiggaan ayaa shaqadooda aheyd kazoo talo-bixinta sharcigaan, iyagoona sidoo kale isku daba ridaya aragti waliba oo ay ka dhiibtaan senatorada.

    27-kii bisha December ayaa waxaa meel mariyay sharciga doorashooyinka Qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii muddo laba todobaad ah ay ka doodayeen sharcigaan.

    Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa si cad u qaadacay sharcigan, waxaana ay ku tilmaameen mid hareer marsan Dastuurka iyo shuruucda dalka, ayna dabada ka riixayaan dad dano gaar ah leh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.