Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sh.Shariif iyo Aadan Madoobe oo Madaxa iskula galay gudaha Baarlamaanka
    Somalia

    Sh.Shariif iyo Aadan Madoobe oo Madaxa iskula galay gudaha Baarlamaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2024Updated:February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee DFS Shiikh Shariif Shiikh Axmed,ayaa Maanta Golaha Shacabka Fadaraalka ka hor sheegay in Dastuurka wax ka badalkiisa loo maro hab wadar ogol oo aan lagu deg-degin.

    Sh.Shariif oo marka uu uhadlayay uu hadalka ka dhexgalayay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe,ayaa ku dhiiraday hadana in uu sheego midnimada Wadanka in ay khatar ku jirto oo Dastuurka ku degdegiisa uu sababsan doono.

    Aadan Madoobe,ayaa isku dayay in uu carqaladeeyo hadalka MW Sh.Shariif.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Hadii Shacab iyo haldoor Somali ka hor timid qorshaha Xasan ee ku falaadida Dastuurka halkee ka soconayaa?

    Waxaa ugu danbeeyay MW Sh.Shariif Dadka hadlay. pic.twitter.com/8hQXL4jUHl

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 19, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.