Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sh.Shariif”Doorasho PL&JL ay ka maqan yihiin ,waa Dalkii….
    Somalia

    Sh.Shariif”Doorasho PL&JL ay ka maqan yihiin ,waa Dalkii….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sh.Shariif Warkiisu,waa Cad yahay oo waa Diyaar garoobay.

    Majiri doonto,wax lagu hakin doono oo waxa uu taagan yahay Doorashada Xasan qabsanayo,waa ugaar ah isaga iyo Xisbigiisa,sidaa daraadeed Anna waa qabsanayaa mid ii gaar ah.

    Sidoo kale,wuxuu helay Dood macquul ah oo loo hakanayo,taasoo ah….

    “Doorasho PL iyo JL ka maqan yihiin macquul mahan,waxayna ka dhigan tahay in Dalku kala go’ay”.

    Sida aan xogaha ku helayo Shariif Ciidan ahaan si weyn,ayuu udiyaar garoobay oo taageero Milleteri,ayuu helay oo Dibada ah.

    Shariif,waa Siyaasiga Xasan ku qabsan kara Beesha ay kawada dhasheen kana gadmi kara Somalida kale.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQNY94wkPzC_F3NsvT5e7i4wpMW8ZQ_4vO_nQ8R9piave_5Tii31BO94ulkgRRnQFbgLYjfu14XHPXE5jUd-ZzT5.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.