Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sh.Shariif”Haddii Jubaland oo doorasho qabatay Dowladdu weerartay”
    Somalia

    Sh.Shariif”Haddii Jubaland oo doorasho qabatay Dowladdu weerartay”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Xildhibaanku wuxuu sheegay in Muuqaalka la jarjaray oo markii hore isaga Askartu u gacan-qaaday,marka Gacan qaad wuxuu leeyahay Gacan qaad”Ayuu yiri Shiikh Shariif.

    Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri”Haddii Jubaland oo doorasho qabatay dowladdu weerartay kii kalena ay mudo kororsi sharci daro ah ku dhiirigalineyso,Doorasho qof iyo cod ah ma ardeyda iyo macalimiinta Wasaaradda waxbarashada ayaa loo qabanaa”.

    Halkaas si fiican,ayuu udul istaagay. MW Sh.Shariif.

    Weerarkii Xasan Shiikh ee JL,waxa uu isku badalay Qabyaalad oo waxaa kala qaybsamay Bulshadii Somaliyed.

    Taageerayaasha Xasan,waxay noqdeen kuwo Qabiil ku taageera.

    Sidoo kale Dadka diidan,waxay noqdeen kuwo Qabiil uga soo horjeeda.

    Hogaamiyaha,ayaa laga rabaa in uu Dadka aragti dheer yahay oo ka fogaado waxyaabaha xasaasiyada keenaya.

    JL,waxay Dow uleedahay Dastuuriya in ay qabsato Doorashadeeda Baarlamaan iyo Madaxtooyo,waana halkaas meesha Dadka Somaliyed ee waxgaradka ah ku taageersan yihiin.

    Balse Xasan,waxa uu rabaa in JL aysan Dastuurka ilaalin oo ay Sharcidaro ku joogto si Beri,isaguna ujabiyo Dastuurka oo aan loola yaabin.

    Macnaha Xasan,waa Wado,ayuu sii furanayaa.

    “Doorasho see uqabsan kartaa Maamul lagula dirirayo,halkii ay ahayd in lagu cadaadiyo qabashada Doorashada iyo ilaalinta Sharciga?

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.