Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab Oo Hoobiyayaal ku garaacay Afgooye.
    Somalia

    Shabaab Oo Hoobiyayaal ku garaacay Afgooye.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2025Updated:March 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta argagixisadu,waxay Hoobiyayaal ku garaaceen Afgooye,taasoo muujinaysa in awoodoodu xoog badan tahay.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/P_8w6fXM4ZUDZVTS.mp4

    Sidoo kale,waxay soo bandhigeen Hub,Saanad iyo Maxaabiis ay ku qabsadeen Saldhigii Awdhiigle.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/3j4gv48KQhzIPmlw.mp4

    Argagixisadu,waxay gudaha Xamar geliyeen 2000-Maleeshiyo.

    Shabeellada Dhexe,waxay geliyeen 4000-Maleeshiyo.

    Shabeellada Hoose,waxay geliyeen 2000-Maleeshiyo ah.

    Dhaqdhaqaaqaas,waxa uu sababay in BC xoojiso difaaca Magaalada Muqdisho,markii DFS ku fashilantay Difaaca Magaalada.

    Maraykanka iyo Turkigu,waxay sameeyeen xoojin Dhanka Diyaaradaha,halka Ciidamada Atmis ay xoojiyeen Kayntaroolada iyo Goobaha kale ee laga soo galo Magaalada.

    Garaacis ay sameeyeen Diyaaradaha Drons-ka BC,waxaa lagu dilay Daraasiin Maleeshiyada AS ah,taasoo yaraysay dhaqdhaqaaqii argagixisada ee ay hadba Fariisin ku weerarayeen Labadii Maalmood ee ugu danbeeyay.

    Majiro Hal Urur oo si dhamaystiran udagaalami kara oo ka mid ah Ciidamada udiwaangashan DFS,sida uu horay usheegay MW Sh.Shariif.

    Waxaa muuqata in MW Xasan ku fashilmay dagaalkii argagixisada si buuxda.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.