Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shabaab oo Hoobiyayaal ku weeraray Garoonka Aadan-cade
    Somalia

    Shabaab oo Hoobiyayaal ku weeraray Garoonka Aadan-cade

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lix Hoobiye,ayaa lagu soo tuuray Garoonka  Aadan-cade xili uu ka dagayay RW Itoobiya.

    Hoobiyayaashu tois uguma dhicin Garoonka,mana jirto khasaare la xaqiijiyay oo ka dhashay.

    Sidoo kale Saacado kooban ayay haysteen Maleeshiyada Shabaab Degmada Balcad oo ku taal duleedka Xamar.

    Weerarka Hoobiyayaasha iyo qabsashada Balcad waxay argagixisadu uga dan leedahaya Hal ujeedo oo ah …

    1.In ay muujiyaan Xasan in aysan waxba Gacanta ugu jirin oo ay iyagu saamaynta leeyihiin.

    Waxaan la inkiri karin,iyadoo Madax Sare Xamar imaanayso in la xakamayn waayay Hoobiyaha argagixisada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.