Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shacabka Iran oo doortay Madaxweyne cusub
    Somalia

    Shacabka Iran oo doortay Madaxweyne cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Masood Peseshkian,ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday Ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili.

    Ku dhawaaqida Peseshkian, oo 70 jir ah,ayaa timid ka dib markii mas’uuliyiintu ay sheegeen in uu helay 53.3%, in ka badan 30-Milyan oo cod oo la tiriyay wareeggii Labaad ee doorashada Madaxtinimada.

    Jalili oo ahaa Musharaxa la loomayay,ayaa helay 44.3%.

    Codbixinta Labaad ayaa timid kadib markii musharrixiinta midkoodna uusan ku guuleysan aqlabiyadda codbixintii ugu horreysay ee dhacday 28-kii June, taasoo ay u soo baxeen 40% codbixiyeyaal, waana codkii ugu hooseeyay tan iyo markii la aasaasay Jamhuuriyadda Islaamiga ah 1979-kii.

    Madaxweynihii hore ee dalkaas Ibrahim Raisi,ayaa ku geeriyoody Shil dayaaradeed bishii May.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.