Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shacabka Iran oo farxad kusoo dhaweeyay Geerida MW Raysi
    Somalia

    Shacabka Iran oo farxad kusoo dhaweeyay Geerida MW Raysi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka Iran gudo iyo dibadba waa ku farxeen geerida foosha xun ee ku dhacday Madaxweynahooda.

    Shacabka gudaha ma muujin karaan dareenkooda si weyn,balse tirada iraniyiinta qurba joogta ah,ayaa si weyn usoo baxay.

    Raysi,wuxuu ahaa xagjir ay Madaxmartay Shiicanimadu oo wuxuu kasoo jeeday Qoys Diimeed,isagoo kuray ah,ayuu ku biiray Wadaada iyo Kacaankooda,wuxuuna qayb ka qaatay dilka iyo caburinta Dad badan oo kasoo horjeeday xukunka Wadaada.

    Kacdoonadii ugu danbeeyay,ayaa ahaa kuwii uu sida adag umaamulay oo Dil,Ciqaab iyo Xarig iskugu daray Dadkii kacsanaa,waana meesha uu ka raacay Magaca (Kawaanle).

    Raysi Siyaasada dibada,waa talax tagay sida mida gudaha uu ugu maamulay xagjirnimo,balse ugu danbayn Diyaaradiisii,ayuu ku dhex gubtay,isagoo jooga Wadankiisii.

    Kali talisnimo,xagjirnimo,jujuub Diimaha meelna kuma leh mana dhaliso Dowladnimo waarta oo waxtar noqota.

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1792474590901342229?t=nTQ4ks8HExoJPG-gIrLFQQ&s=19

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.