Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shacabka Puntland oo si weyn uga cabanaya Qiimaha Tigidhada Ee Shirkada Itoobiyan Airlines
    Somalia

    Shacabka Puntland oo si weyn uga cabanaya Qiimaha Tigidhada Ee Shirkada Itoobiyan Airlines

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2023Updated:September 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabasho xoog badan,ayaa ka imaanaysa Shacabka Puntland,taasoo ku socota Shirkada Diyaaradaha Itoobiyaan Airlines.

    Cabashadu,waxay ku salaysan tahay Qiimaha Tigidhada,gaar ahaan Bosaso-Adis-ababa.

    Sida saxda ah Qiimaha Tigidka Bosaso-Adis,waa $370 Tagid iyo soo laabasho.

    Balse Xaafiiska Shirkada Itoobiyaan Airlines ee Bosaso,ayaa ku jara Tigidka $600,waxaana dul saar u ah $230.

    Markaad Adis ka goosato Tigidka ama Online-ka,waxaad Shirkada ushubaysaa Lacag dhan $370.

    Balse Xaafiiska Bosaso si uu uga hor tago in aan Dadku kasoo goosan Adis ama Online,wuxuu khasab ka dhigay in Xaafiiska Bosaso kaliya laga jarto Tigidka oo aysan aqbalayn mid laga jaray Adis ama Online-ka.

    Wakiilka rasmiga ah ee Shirkada Itoobiyaan Airlines ee PL,waa Xasan Deni,waxaase ku magacaaban Nin la yiraahdo Abuubakar oo aan lahayn wax go’aan ah.

    Cabashada Bulshadu,waa Lacagta dulsaarta ah oo ku dhow Qiimaha Tigidka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.