Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shacabka Puntland oo taageeray go’aanka Dowlada Ee Madaxbanaanida
    Somalia

    Shacabka Puntland oo taageeray go’aanka Dowlada Ee Madaxbanaanida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Banaanbax lagu taageerayo go’aankii Dawladda Puntland ay kaga soo horjeesatay wax ka beddelka Dastuurka Soomaaliya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Aragtida Shacabka Garowe ee Madaxbanaanida Puntland. pic.twitter.com/weqpn6BSPD

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) April 1, 2024

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Shacabka Puntland oo dareen xoog leh ku taageeray go'aanka Dowladooda ee Qaranimo,iyagu leeyihiin ah.

    JQ. pic.twitter.com/WfDa9HMaFH

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) April 1, 2024

    Wasiirka warfaafinta DPL maamulka Gobolka Nugaal maamulka Degmada iyo waxgarad,ayaa ka hadlay banaanbax bulshada Garoowe ay ku soo bandhigayeen taageeridda go’aanka DPL ee Dastuurka la badalay ee Soomaaliya.

     

    Halkan ka daao muuqaalka

    Massive turnout in #Puntland as locals rally behind the Puntland government's decision to no longer recognize the weak mogadisho based government. #Puntland #Somalia
    pic.twitter.com/cyQnjKmurW

    — AbdiH (@Puntlander416) April 1, 2024

    Halkan ka daawo muuqaalka

    "Kuwa Xamar jooga oo Xildhibaanada #Puntland sheeganaya, xasaanada waan ka qaadnay." Nabadoon Siciid Cabdulahi Farole. #Garowe. #PuntlandFirst pic.twitter.com/KnBjBraEIS

    — Mohamed S. Farole (@MaxFAROLE) April 1, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.