Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shacabka Somaliya oo si weyn utabay Laantii Afka Somaliga Ee VOA
    Somalia

    Shacabka Somaliya oo si weyn utabay Laantii Afka Somaliga Ee VOA

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    VOA,waa la tabay?

    1.Waxay ahayd Idaacadii Qaranka.
    2.Waxay ahayd Idaacad aan gaar loo lahayn.
    3.Waxay ahayd Idaacad dhexdhexaad ah.
    4.Waxay ahayd Idaacad lagu ilaaliyo Afka Hooyo.
    5.Waxay ahayd Idaacad lagu soo hirto.
    6.Waxay ahayd Idaacad kulmisay Saxafiyiinta,Aqoonyahanka,Culumada iyo Qaybaha Bulshada Somaliyed.
    7.Waxay ahayd Idaacad door weyn ka qaadatay dagaalka argagixisad.
    8.Waxay ahayd Idaacad door ka qaadatay Dowlad dhiska Somaliya.

    VOA maalmihii ay hawada ka maqnayd,waa la tabay,gaar ahaan Bulshada aan isticmaalin Baraha Bulshada,ayaa tabay.

    Qiyaastii 45% Bulshada Somaliyed ee sida tooska ah ugu xiran Radio,ayay ka mid ahayd Nolol maalmoodkooda.

    Waxaa kaloo VOA ay u ahayd Goob Somalidu udoonato Warka xaqiiqda ah oo ay ka xaqiijiso Wararka tira beelka ah ee Baraha Bulshada dhex orada aanse lagu kalsoonaan karin.

    Sidoo kale,waxay ahayd Xarun Qofka caadiga ah ee Somaliyed ku gaarsiiyo dareenkiisa,cabashadiisa,cadaalad doonistiisa iyo dhibkiisa Caalamka kale oo la aaminay.

    Reer Puntland hadaan nahay,waxaanan ilaawayn doorkii ay ka qaadatay hawlgalka sifaynta argagixisada.

    VOA loogama maarmo Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.