Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shacabka Turkiga oo si weyn uga carooday Xariga Ekrem
    Somalia

    Shacabka Turkiga oo si weyn uga carooday Xariga Ekrem

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa Magaalada oo si weyn uga horjeeda Madaxweyne, Recep Tayyip Erdogan, ayaa si rasmi ah loo xiray iyadoo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq.

    Ekrem Imamoglu oo ah Duqa Magaalada Istanbul,ayaa la filayay in Xisbiga Jamhuuriga ee CHP u xushaan in uu u noqdo masharax madaxweyne doorasho maanta oo Axad ah la filayay in ay dhacdo.

    Mamoglu waa beeniyay eedahaas. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada,ayuu sidan ku yiri “Marna hoos isuma dhigayo”.

    Xarigiisa Arbacada waxaa ka dhashay dibadbaxyadii ugu weynaa in ka badan 10 sano.

    Madaxweyne Erdogan,ayaa cambaareeyay dibadbaxyada, wuxuuna ku eedeeyay Xisbiga CHP in ay isku dayayaan “in ay carqaladeeyaan nabada, dadkana kala qeybiyaan”.

    https://x.com/imamoglu_int/status/1902625541645058232?t=ZqjsnCiiqRMYApl55oBbbQ&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.