Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sharciyad mahaysataa Dooda Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee Go’aanka Maxkamada Dastuuriga ah?
    Somalia

    Sharciyad mahaysataa Dooda Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee Go’aanka Maxkamada Dastuuriga ah?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dooda Gudoomiyaha Baarlamaanka ee ku Aadan go’aanka Maxkamada Dastuuriga ah,waa mid aan haysan Qodob sharci oo difaac unoqon kara.

    Maxkamada Dastuuriga ah,waxay fasirtay Sharcigii lagu meel mariyay Muddo kororsigii Sanadka ahaa ee Baarlamaanka.

    Ma qaadin Maxkamadu Dacwad Labo dhinac u dhaxaysa.

    Gudoomiyaha Baarlamaanka,waxaa la gudboon in uu aqbalo mudo xileedka ka dhamaaday oo uu Gobolkiisa uraadsado matalaad cusub ogolaanshaheed.

    Doodiisa ah Deni,waa igu danaystay oo xataa Dhiig,ayuu faraha iigeliyay kumana fadhiyeen Kursiga hadaanan Baarlamaanka joogin,haatana,isagoon ila tashan,ayuu go’aan kaligii gaaray kama gadmayso xilligan.

    Sidoo kale Deni gorgortan kama galayo Gudiga khilaafaadka Xubnihiisa in lala magacaabo.

    Abwaan waa in uu waaqiciga kusoo dhawaadaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.