Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sharciyad mahaysataa Dooda Karaash Ee Gudiga khilaafaadka?
    Somalia

    Sharciyad mahaysataa Dooda Karaash Ee Gudiga khilaafaadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cadde Muuse Gudiga khilaafaadka markii lagu qabsaday cariiqsi daraadiis,waxuu kawada dhigay Wasiiradiisii iyo Agaasimayaashiisii,waana socday.

    Faroole,waa ku qoslay Musharaxiintii xilligiisii ku qabsaday magacaabista Gudiga,umana joojin.

    Gaas,waxaa girgirka kula dhagey ku xigeenkiisii Camey,dushuuna ka maray oo waa socodsiistay Gudigiisii.

    Deni maxaa ku gaar ah oo loola qaybsanayaa Gudiga khilaafaadka?

    Magacaabista Gudigaas,waa awood uu si buuxda uleeyahay Madaxweynaha Dowlada Puntland ee markaas Kursiga ku fadhiya.

    Karaash,waxa ugu weyn ee uu samayn karo,waa in uu Gudi khilaafaad soo magacaabo sidii Camey,taasna ma soconayso.

    Deni marna Xubnaha Gudiga waxba ka bixin mahayo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.