Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif: Ciidamo cusub oo loo qorayo NISA ayaa lagu Tababaraa Ethopia & Eritrea+VIDEO
    Somalia

    Sheekh Shariif: Ciidamo cusub oo loo qorayo NISA ayaa lagu Tababaraa Ethopia & Eritrea+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadlay dhismaha iyo dib u habeynta lagu sameynayo Ciidamada qalabka sida, isagoona sheegay in hay’adda Nabadsugida ay xiligan bilowday inay qorato ciidamo cusub, waxaa uuna arintaasi Ku tilmaamay in khatar amni ay ka dhalato

    Shiikh Shariif ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in uu cabsi badan ka qabo qaabka loo qorayo Ciidankan cusub ee nabad suggida ah oo qaarkood dalka dibadiisa tababar loogu qaaday, isagoona xusay in ciidamadaasi lagu soo tababaray dalalka Eritrea iyo Ethiopia

    Madaxweynihii hore ee soomaaliya ayaa sidoo kale walaac xoogan ka muujiyay ciidamo uu sheegay in loo tababaray in dad gaar ah lagu dhibaateeyo, waa sida uu hadalka u dhigay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.