Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif: Soomaaliya waxay maanta joogtaa meel halis ah+VIDEO
    Somalia

    Sheekh Shariif: Soomaaliya waxay maanta joogtaa meel halis ah+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 4, 2020Updated:January 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG aheyd we Soomaaliya ahna Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyadda Qaranka Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in maanta dalka uu baahan yahay isbadel maamul, islamarkaana laga doonaayo dadka Soomaaliyeed in ay hormuud ka noqdaan.

    Sheekh Shariif oo ku sugan Magaalada London lana hadlayay Jaaliyadda Soomaalyeed ee UK ayaa sheegay in maanta Soomaaliya ay joogto meel aad halis ah, una baahan hoggaan ka duwan Midka hadda jira oo leh Karti horumarineed, isagoona intaas ku daray in hadii uu dhici waayo isbadel uu Mustaqbalka Soomaaliya  ku jiro Xaalad mugdi ah.

    Ugu dambeyntii, EX Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed Midnimo iyo wadajir ah, maadaama uu sheegay in Al-Shabaab ay kordhiyeen Weerarada ka dhanka ah.

    https://www.facebook.com/HimiloQParty/videos/2366377483582751/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.