Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shiinaha oo ku eedeeyay Mareykanka inuu u diray fariin khaldan.
    Somalia

    Shiinaha oo ku eedeeyay Mareykanka inuu u diray fariin khaldan.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken,ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha la doortay ee Taiwan William Lai kadib markii uu ku guuleystay doorashada, waxaana Beijing ay ku tilmaantay fariintaasi mid xadgudub ku ah Washington iyada oo khalad ku tilmaantay in uu xiriir aan toos ahayn la yeesho Taiwan.

    Lai oo ah hoggaamiyaha cusub ee la doortay ayaa waxa uu ballan qaaday in uu Taiwan ka ilaalinayo waxa uu ku tilmaamay gardarrada sii kordhaysa ee Shiinaha, halka Beijing ay u aragto Taiwan in ay tahay qayb ka mid ah dhulkeeda, si adagna ay ula dagaalanto dowlad kasta oo si kale tilmaan uga bixisa ama u muujisa in ay tahay dal gooni ah.

    Dhambaal hambalyo ah oo loo diray hoggaamiyaha cusub ee Taiwan ayaa doorashada kadib ka soo wada baxay caalamka oo dhan, waxaana ka mid ahaa dadkii dhambaalka diray Blinken, kaas oo ku nuuxnuuxsaday iskaashiga u dhexeeya Taipei iyo Washington, isaga oo uu sheegay in uu salka ku hayo qiyamka dimuqraadiga ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.