Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shil Diyaaradeed kii ugu khasaaraha badnaa abid oo ka dhacay Hindiya
    Somalia

    Shil Diyaaradeed kii ugu khasaaraha badnaa abid oo ka dhacay Hindiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad xamuul ah oo ay leedahay Shirkadda diyaaradah Air India oo nooceedu yahay Boeing 787-8 Dreamliner,ayaa ku dhacday Magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya.

    Diyaaraddan oo siddey in ka badan 200 oo rakaab ah, kuna sii jeedey Magaalada London,ayaa soo dhacday wax yar ka dib markii ay ka kacday Garoonka Diyaaradaha Ahmedabad.

    Diyaaradda oo summadda duulimaadkeedu ahaa AI171, ayaa u muuqata in ay ku dul habsatay deegaan lagu nool yahay.

    Wasiirka Duulista hawada ee Hindiya Kinjarapu Ram Mohan Naidu,ayaa sheegay in ay socdaan hawlaha gurmadka degdegga.

    Illaa hadda lama hayo khasaaraha ka dhashay shilkan diyaaradeed, waxaase meesha diyaaraddu ku dhacday ka muuqda Uuro madow oo muujineysa in diyaaradda dab qabsaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.