Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shir Jaraa’id oo uu qaban lahaa Wasiir Cawad oo la baajiyay.
    Somalia

    Shir Jaraa’id oo uu qaban lahaa Wasiir Cawad oo la baajiyay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Dibeddda iyo Xariirka Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Xaqiijisay in dib loo dhigay Shirka Jaraaโ€™id oo la filayay in Saacadaha soo socda uu qabto Wasiirka Wasaaradaas Axmed Ciise Cawad.

    Saxaafadda ayaa horey loogu war-geliyay in maanta oo arbaco ah, 2:00 Duhurnimo ay kasoo qeyb-galaan Shir Jaraaโ€™id oo uu qabanayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Amb. Cawad, kaas oo uu uga hadli lahaa arrimo soo kordhay, balse Wasaaradda ayaa goor-dhaweyd ku war-gelisay saxaafadda in dib loo dhigay kulanka.

    Wasaaradda Arrimaha Dibeddda ayaan shaacin sababta keentay in dib loo dhigo Shirka Jaraaโ€™id ee Wasiir Cawad, iyo waqtiga kale ee dib loo qaabanayo.

    “Wargelin muhiim ah. Waxa aan wargelinaynaa wariyayaasha in aan dib u dhignay shirka jaraa’id  illaa iyo waqti kale. Waad ku mahadsan tihiin xiriirkiina,” ayaa lagu yiri qoraalka gabagabada oo lasoo raaciyay calaamatul cajiib (!).

    Shirka Jaraaโ€™id ee uu qaban lahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya, ayaa imaanaya iyadoo ay sii xoogeysatay Xiisada Dublamasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, taas oo ka dhalatay muranka badda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.