Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Adis-ababa ka furmay
    Somalia

    Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Adis-ababa ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir Madaxeedka 38-aad ee Madaxda Wadamada Midowga Afrika,ayaa ka furmay Addis Ababa ee Xarunta Midowga Afrika.

    Arimaha looga xaajoonayo,waxaa ugu waa weyn Doorashada Guddoonka cusub ee Midowga Afrika.

    Shirka,ayaa soconaya Sabtda iyo Axada,waxaana lagu dooran doonaa Guddoomiyaha iyo ku-xigeenka Midowga Afrika,iyadoo Guddiga fulinta horayba loo doortay.

    Xilka Gudoomiyaha,waxaa u tartamaya….

    1.Wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuti, Maxamuud Cali Yuusuf.

    2.Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya, Raila Amolo Odinga.

    3.Wasiirkii arrimaha dibadda ee Madagascar Richard Randriamandrato.

    Musharrax walba,waxaa khasab ku ah in uu helo taageerada Saddex-meelood Labo Codadka Wadamada Qaaradda si uu Guushiisa uxaqiijiyo.

    Xilka Guddoomiye ku-xigeenka waxaa isna u tartamaya Madax kasoo kala jeeda Dalalka kala ah……

    1.Saalax Francis – Algeria.

    2.Selma Malika – Algeria.

    3.Maxamed Axmed Fatxi.

    4.Masar, Hanan Morsy.

    5.Masar, Najam M Elhajjaji.

    6.Libya, Latifa Akharbach .

    WWaxaaxusid mydan in ay jjiran Lix Wadan oo laga mamnuucay in ay ka qaybgalaan codbixinta, sababo la xiriira Afgambiyo iyo dagaallo sokeeye…

    1.Niger.

    2.Mali.

    3.Guinea.

    4.Gabon.

    5.Burkina Faso.

    6.Sudan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.