Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shir-sanadeedka Barashada Nabadda PDRC Oo Garowe ka furmay
    Somalia

    Shir-sanadeedka Barashada Nabadda PDRC Oo Garowe ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 21, 2023Updated:September 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 21 Sep 2023: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ee PDRC iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda adduunka oo sanad walba la xuso 21-ka September.

    Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa madasha ka sheegay muhiimada nabaddu ugu fadhido aadanaha asaga oo xusay in dadka reer Puntland inay yihiin dad nabada ku caan ah, mar walbana loo baahanyahay in nabadda laga shaqeeyo.

    Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ee ay soo qaban qaabisay hay’adda PDRC, oo socon doona saddex maalmood ayaa waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda Puntland, dadka nabada u dhaq-dhaqaa ee Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshadu ka koobantahay.

    DHAMMAAD.
    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.