Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirka G-20 oo Sanadkan uusan ka qaybgalayn Madaxweynaha Shiinaha
    Somalia

    Shirka G-20 oo Sanadkan uusan ka qaybgalayn Madaxweynaha Shiinaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    13-hogaamiyayaasha caalamka kuwa ugu awooda badan,ayaa iskugu tagey Hindiya oo Sanadkan uu ka qabsoomayo Shirka G-20.

    Sidoo kale 14-Madax hay’ado caalamiya,ayaa iyaguna gaaray Caasimada Hindiya ee New-Delhi.

    Waxaa kaloo Shirka goobjoog ahaan loogu casumay 9-Wadan oo aan Xubin ka ahayn G-20.

    Shirkan,waxaa ka baaqday hogaamiyaha Shiinaha oo ah Wadanka Labaad ee ugu Dhaqaalaha weyn caalamka,iyadoo baaqashadiisa aan si waadix ah loo ogayn waxa sababay,waxaase xogo hoose ay tilmaamayaan in uu jiro khilaaf dhanka Xuduuda ah,gaar ahaan Wabi Labada Wadan ee Hindiya Shiinaha isku xira.

    Sidoo kale,waxaa Shirka ka maqan Madaxweynaha Ruushka Putin oo ay saamaysay Dacwada ay kusoo oogtay Maxkamada Danbiyada dagaalka ee caalamiga ah.

    Hindiya,ayaa si weyn ugu diyaar garowday qabashada Shirkan,waxaana uga baxaya dhaqaale gaaraya $120-Milyan,waxay kaloo udiyaarisay 3500 oo Hotel iyo 10-Kun Qof oo soo dhaweynta udiyaarsan,waxaa la xoojiyay amniga iyo bilicda Magaalada.

    Hindiya,ayaa u aragta qabashada Shurkan sumcad iyo maqaam Diblomaasi oo sare.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.