Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkada Baabuurta VW oo suuq xumo weyn ay soo wajahday
    Somalia

    Shirkada Baabuurta VW oo suuq xumo weyn ay soo wajahday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkada weyn ee caanka ah ee soo saarta Baabuurta (VW) ayaa xirtay Warshadeedii ugu weynayd ee Jarmalka ku taalay.

    Shirkadan oo ka mid ah kywa Baabuurta soo saara ee Jarmalka laga leeyahay,ayaa wajahaysa suuq xumo baahsan oo ku habsatay.

    Qodobka ugu weyn ee keenay hoos udhaca soo wajahay Iibsiga Gawaarida ay samayso,ayaa waxaa sabab u ah Qiimaha aadka Qaaliga u ah ee ay ku iibiso Baabuurta ay samayso.

    Shirkada,ayaa tartan adag kala kulantay Suuqii weynaa ee Shiinaha,iyadoo Shiinaysku sameeyeen Baabuur Koronto ah oo aad ujaban.

    Sidoo kale Shiinuhu,waxa uu Suuqyada Jarmalka kusoo sii daayay Baabuur aad uag jaban kuwa VW.

    Maamulka Shirkada,ayaa shaaciyay in Shaqaalaha la dhimi doono oo 2-da Sano ee soo socota kharashka aad loo yarayn doono.

    Qodob kale oo aan xoog badnayn,ayaa sheegaya in Suuq xumida Shirkada VW ku habsatay uu keenay dagaalka Ukrain iyo khalkhalka ku yimid  Tamarta.

    Talooyinka loosoo jeedinayo,ayaa ,waxaa ka mid ah in ay samayso Baabuur raqiis ah oo hadana qiimo leh si ay ula tartamaan kuwa Shiinaha.

    Gawaarida VW ayaa lagu iibshaa Lacag gaaraysa 60-kun oo Yuro.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.