Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkadda Facebook oo mamnuucday shirkad Israel u qaabilsan Basaasnimada.
    Somalia

    Shirkadda Facebook oo mamnuucday shirkad Israel u qaabilsan Basaasnimada.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ay hakisay islamrkaana ka mamnuucday shirkadda SPINNER adeegga Facebook 7 WhasApp, SPINNER ayaa hay’adaha xukuumadda Israil kala shaqeysa arrimaha Basaaska iyo Maskax-dhaqidda dadka isticmaala baraha bulshada, SPINNERwaxa ay barnaamij gaar ah u sameysatay saameynta Wacyiga iyo beddelidda dhaqanka dadka.

    Barnaamijyeynta Shirkadda SPINNER ee Taleefoonada gacanta qaarkood si gaar ah I PHONE ayaa sababtay in shirkadda Facebook la kulanto dhibaato kaddib markii ay SPINNER diidday in Facebook hubiso ololaha iyo Nuxurka SPINNER u gudbineyso adeegsadayaasha Facebook, taas oo keentay in Facebook guud ahaanba hakiso islamarkaana mamnuucdo SPINNER.

    Facebook oo ah shirkadda ugu ballaaran ee leh Baraha bulshadu ku xiriirto oo Mareykanku leeyahay ayaa sidoo kale waxa ay adeegsiga baraheeda ka mamnuucday shirkadda SPINNER  qudheeda iyo xitaa milkiilaha shirkaddaas iyada oo Facebook, Instagram & WhatsApp dhammaan u diidday in ay kufalgalaan ama ku shaqeeyaan magaca Milkiilaha iyo hsirkaddaba si weligeed ah.

    ilyon Sheflar oo kamid ah asaasayaasha shirkadda The SPINNER ahna madaxa fulinta ayaa sheegay in ay sii wadayaan ololaha iyo suuqgeynta shirkadda islamarkaana ay ku gacan seyreen go’aanka Facebook ee ah mamnuucadda adeegsiga Facebook si weligeed ah.

    Mustaqbal

    ISHA: BBC 

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.