Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkadda Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho.
    Somalia

    Shirkadda Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay in todobaadka ugu horeeya ee Bisha Apriil ay  baaqan doonaan duulimaadyadii Diyaaradaha Shirkadaas ay ku imaanjireen Garoonka Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.

    Qoraal kasoo baxay  Shirkadda ayaa lagu sheegay in sababa la xiriira ka guurista Garoonka Ataturk Airport oo looga wada guurayo garoonka cusub New Istanbul Airport, isla markaana Shacabka Soomaaliyed looga baahan yahay inay dul qaataan.

    Maalmaha ay duulimaadyada baaqan doonaan ee Bisha Apriil ayaa shirkadda waxa ay ku sheegtay.

    06 April 2019

    07 April 2019

    08 April 2019

    09 April 2019

    11 April 2019

    13 April 2019

    Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa todobadkii in ka badan Lix jeer waxa ay ku safri jireen kuna imaan jireen Diyaaradaha Shirkadda Turkish Airlines, hayeeshee todobaadka ugu horeeya ee Bisha April ay hakad galayaan.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.