Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii Madasha Koonfurta iyo Bartamaha si kama danbays ah ufashilmay
    Somalia

    Shirkii Madasha Koonfurta iyo Bartamaha si kama danbays ah ufashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 26, 2024Updated:October 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqad kasoo baxday Xaafiiska RW Xanse,ayaa lagu sheegay Todobaad ka hor in Shirku uusan xirimin ee Wadatashi loo hakiyay layskuguna soo laaban doono 26-ka Bishan oo Maanta ku beegan.

    Wax war ah lagama hayo kamana soo bixin War Xaafiiska RW iyo Villa Somaliya,waxaa la oran karaa (Guux iyo Gariirba,way beeshay).

    Xasan Shiikh,waa in uu wajahaa Waaqiciga oo aqbalaa fashilka ku yimid qorshiisii mudo kororsiga,isla markaana Miiska dhiga Talada si Dalka loo badbaadiyo.

    Jubaland iyo Maamulada kalaba in lagu garab siiyo Doorashadooda in ay qabsadaan,waa Waajib Dastuuriya oo saaran Puntland iyo cidii kale ee masuuliyad dareemaysa.

    Hadii Sharciyad loo waayo Maamulada,waxaa lumaya Nidaamka Wadanka.

    MW Deni,ayaa Qodobkan dul istaagay,si gaar ahna usheegay in ay garab iyo Gaashaan ugu yihiin in JL Doorashadeeda qabsato.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.