Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shube Oo loo dhiibay Golaha Murtida iyo Madadaalada Ee Muqdisho
    Somalia

    Shube Oo loo dhiibay Golaha Murtida iyo Madadaalada Ee Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Warfaafinta Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa umagacaabay Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madadaalada Muqdisho Abwaan Shube oo kasoo jeeda Puntland horayna u ahaa Gudoomiyaha kooxda Waaberi Puntland.

    Ujeedka magacaabista Shube waa iska cad yahay oo waxaa ka danbeeya Cali Yuusuf Cali Xoosh oo aad ugu dhow Khayre.

    Ujeedka,ayaa ahin la helo sameecad loo adeegsado olalaha soo aadan ee Musharaxnimada Madaxweyne Khayre,gaar ahaan Deegaamada Puntland.

    Sida aan xogta ku helnay magacaabistan waxba kama oga Farmaajo iyo Madaxtooyadiisuba.

    Halkan ka akhriso magacaabista.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.