Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?
    Puntland

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Badda PL,waxaa ka Kalluumaysta in ka badan 2100 Doonyo iyo Maraakiib shisheeye.

    Ku dhawaad Bishii,waxay la baxaan Kalluun qiimihiisu gaarayo $120-Milyan.

    Dad kooban oo PL udhashay iskuguna jira ganacsato iyo siyaasiyiin,ayaa ka hela Lacag yar oo gaaraysa $1-Milyan.

    Dowlada PL,waxaa uga soo xarooda Canshuur kooban oo Shati ah,taasoo dhan $5000 ugu badnaan Markabkii.

    Maraakiibta iyo Doonyaha ku jira Bada intooda badan,waxay ka kala yimaadeen Wadamada kala ah….

    1. 1500 oo Iraaniyiin ah.
    2. 300 oo Shiinays ah.
    3. 300 oo Yemeniyiin ah.

    Wax badan,ayaa laga qaban karaa xaaladan…..

    B. Dowladu,waxay dajin kartaa qorshe dhab ah oo fulin daba socoto,iyadoo khuburo loo yeeri karo,kadibna la diyaariyo hawlgal ka faa’idaysiga Kalluunka ah,waxaana lagu diyaarin karaa Shir socda Sadex maalmood oo Albaabadu uxiran yihiin.

    T. Waxaa la qaadan karaa habka loo yaqaan (Morocco Model) oo ah 70% wax soo saarka la dhoofinayo in ay yeelato Dowlada PL,halka 30% ay yeelanayso Shirkada soo saaraysa ee soo gadaysa,waana hab looga guuri karo kan Shatiga la canshuurayo ee dayacan.

    J. Waxaa la abuuri karaa Shaqooyin fara badan oo dakhli bulshada usoo xareeya.

    Kalluumaysigu,waa Il Dahabka la mid ah oo PL ay keedahay,taasoo laga abuuri karo Shaqooyin iyo Canshuur,waxayse ubaahan tahay qorshe Qaran oo hogaamin adag la socoto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.