Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sidee Villa Somaliya uqorshaysay khal-khal gelinta Dimuqraadiyada Puntland?
    Somalia

    Sidee Villa Somaliya uqorshaysay khal-khal gelinta Dimuqraadiyada Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2023Updated:May 11, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    24-Cisho gudahood,ayay ku burburaysaa Puntland,markuu lahaa Xasan Shiikh,waxuu dejiyay Laba qorshe,kuwaasoo kala ah….

    Gaalkacyo?

    Lacag $100-kun ah,ayuu Sacdiyo Samatar usoo dhiibay ,waxay la hartay $25-kun,intii kale,waxay ku wareejisay Xildhibaan Cismaan Xoosh.

    $15-kun,ayuu kala haray isaguna Lacagtii oo $60-kun,ayuu ugeeyay Rag Nayrobi jooga oo kasoo jeeda Galkacyo.

    Qorshahaha Lacagta loo bixiyay,waa in Gaalkacyo lagu qabto Shirar looga soo horjeedo Dimuqraadiyada iyo Deni.

    Waxaa fulinta loo xil saaray Rag Siyaasiyiin iyo Nabadoono iskugu jira oo kala ah…

    Safka hore?

    1.Gaas.
    2.Cabdirashid Ciro
    3.Cali Xaaji
    4..Sonkor Jaamac Geyre
    5.Maxamed Cabdirisaaq
    6.Cabdi Siciid.

    Safka danbe?

    1.Cabdinaasir Biixi Soofe
    2.Maxamed Baldho
    3.Shaacuur
    4.Axmed Cabdi Cilal
    5.Maxamud Akhwaan

    Ilaahay mahadii Beesha Cumar Maxamuud Nabadoonadoodii,Ganacsatadoodii,Aqoonyahankoodii,Ciidankoodii iyo Saxaafadoodii si isku duubni ah ayay ufashiliyeen qorshahaas ugana hor yimaadeen.

    13-ka Bishan oo Sabtida ku beegan,ayay ahayd in ay ku qabtaan Shirarka Gaalkacyo,waase lakala daadiyay qorshahoodii.

    Garowe?

    Sidoo kale $100-kun,ayuu Sacdiyo usoo dhiibay,waxay reebatay $25-kun,iyadoo $75-kun ku wareejisay Xildhibaan Cali Gaab,isagoo usii gudbiyay Xasan Shire Abgaal.

    Hadafku waa in Garowe Shirar lagu qabto looga soo horjeedo Dimuqraadiyada iyo Deni.

    Si gaar ah Xasan Shire,waxuu leeyahay 5-Gaari oo iitaal Garowe,ayaan ugu yaraan hal Xarun doorasho ku weerarayaa.

    Si la mid ah Mudug,haldoorka reer Nugaaleed waa diideen qorshahaas,waana ka hor yimaadeen,waxaase Garowe isku shubay Aaran-shaydaan oo raba in ay,waxuun qaribaan.

    Dowladnimadeena madax furasho looma haysan karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.