Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sidee wax uga dhaceen Magaalada Bosaso?
    Somalia

    Sidee wax uga dhaceen Magaalada Bosaso?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliska Bosaso,waxaa soo gaaray xog ku saabsan Hub Sharcidaro ah in laga dajinayo Xeeb ku taal duleedka Bosaso.

    Talyaha Booliska oo aan ogaysiin laamaha kale ee amaan,ayaa hawlgalka fuliyay,waxaana dhacday in Ilaalada Madaxtooyada Bosaso ay fahmi waayaan waxa socda oo ay Ciidankii Booliska ahaa weeraraan.

    Jiho la’aantaas,waxay keentay in Hubkii Sharcidarada ahaa iyo Ragii watayba baxsadaan.

    Sarkaal Ciidanka ah iyo Laba Qof oo Shacab ah,ayaa ku dhaawacmay hawlgalka dhicisoobay.

    Hubka,waxaa watay Rag kasoo jeeda Beesha Cismaan Maxamuud/Bahgareen.

    PSF wax Shaqo ah kuma lahayn Hubkaas,qaybna kama ahayn hawlgalka mana jirin Xabad dhankooda kasoo dhacday,iyadoo goobta laysku helay aad ugu dhawayd oo ugu badnaan ujirtay 3-km.

    Haatan xaalada Aagaas aadbay udegan tahay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.