Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sirdoonka Puntland oo Gacanta ku dhigay Qarax weyn
    Somalia

    Sirdoonka Puntland oo Gacanta ku dhigay Qarax weyn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sirdoonka Puntland xaqiiqdii Shaqo wanaagsan ayay hayaan,waxayna muujiyeen Laba kaclayn mudadii ugu danbaysay.

    Si gaar ah Ciidamada Dharcadka ah ee laga hawlgeliyay Magaalooyinka waa weyn,ayaa muujiyay Shaqo sare oo tayo leh.

    Xalay Qaraxa la fashiliyay ee Gacanta lagu dhigay,waxaa sababay hawlgalka Ciidamada Dharcadka ah ee sida joogtada ah Bosaso uga hawlgala.

    Inkastoo Ninkii Qaraxa siday ka baxsaday,hadana,waxaa wax weyn ah in ay Qaraxii qabteen.

    Haatan,waxay Ciidanku wadaan baaris dheeriya oo ku aadan Qaraxaas la helay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.