Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sirdoonka Puntland oo ku fashilmay hirgelinta xaruntiisa Gobalka Mudug
    Somalia

    Sirdoonka Puntland oo ku fashilmay hirgelinta xaruntiisa Gobalka Mudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 17, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha hay’ada sirdoonka Puntland (PISA) waa in uu joojiyaa marmarsiiyaha uu uraadinayo furida xarunta sirdoonka ee Gobolka.

    Jeyte haduusan Saldhiga ugu weyn ee PISA ka dhigayn Mudug oo ah albaabka argagixisadu kasoo gasho Puntland waa in uu qaybteeda si xoog leh u hawlgaliyaa.

    Agaasimaha sirdoonka Puntland xiligan waxuu ku sugan yahay Gaalkacyo oo qorshaha ugu weyn ee uu u yimid ay ahayd in uu furo Xarunta hay’ada ee Gobolka.

    Sida aan xogta ku helay waa ka noqday qorshihiisii furida Xaafiiska hay’ada Gobolka,isagoo ka duulaya dhaqaalaha ku baxaya.

    Jeyte waxuu ku doodayaa in dhaqaale yari ay hayso hay’ada oo bajadkeedii ugu jiray miisaaniyada uu hor istaagay Xasan Shire Abgaal.

    Puntland oo Miisaaniyadeedu tahay 336-$ Milyan in ay bixin waydo 20.000$ oo amaanka Gobolka ugu muhiimsan lagu xalinayo mahan wax la aqbali karo!!.

    Ceeb iyo yax-yax ka weyn majiro in aysanba hay’ada sirdoonka Puntland ee PISA Xaafiisyaba ku lahayn Mudug.

    Jeyte ha iscasilo ama xaqii Gobolka banaanka hasoo dhigo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.