Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sisi oo mar Sadexaad U Ordaya hogaaminta Masar-ta muhiimka ah
    Somalia

    Sisi oo mar Sadexaad U Ordaya hogaaminta Masar-ta muhiimka ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka Masar,ayaa udareeray in ay soo doortaan Madaxweynaha hogaaminaya 6-da Sano ee soo socota.

    C/fataax Al-Sisi,ayaa markii Saddexaad utartamaya in loo doorto xilka Madaxweynaha.

    Codbixinta oo bilaabatay 9-Subaxnimo ee Saakay oo Axad ah,ayaa soconaysa ilaa 9-Galabnimo Saacada Masar.

    Saddexda Maalmood ayay Cod bixintu soconaysaa,iyadoo natiijada la filayo in lagu dhawaaqo 18-ka December.

    Wadanka Masar,ayaa,waxaa haysta dhibaatooyin iskugu jira dhaqaale-xumo iyo dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ee Qasa oo xuduud la leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.