Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Siyaasiyiinta isbadal doonka Jubaland oo kusii jeeda Garowe
    Somalia

    Siyaasiyiinta isbadal doonka Jubaland oo kusii jeeda Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fartaag iyo Siyaasiyiin kale oo reer Jubaland ah,ayaa Garowe ku aadan maalmahan.

    Waxay ka casuumad ka heleen Madaxweyne Deni oo isaguna Garowe ku aadan maalmaha soo socda.

    Siyaasiyiintan oo iskugu jira Somalida Jubaland wada degta,ayaa u olalaynaysa isbadal lagu sameeyo hogaanka Maamulka iyo yagleelida JL lawada leeyahay.

    Dhawr iyo Toban Sano oo JL maamulkeedu dhisnaa weli laguma guulaysan sal udhigida JL lawada leeyahay.

    Puntland waxay ka qaadan kartaa door muhiim ah helida Jubaland lawada leeyahay oo Dadkeedu ku midaysan yahay.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.